dc.contributor.author | Centre for Humanitarian Change | |
dc.date.accessioned | 2022-06-06T08:57:22Z | |
dc.date.available | 2022-06-06T08:57:22Z | |
dc.date.issued | 2022-06 | |
dc.identifier.citation | Centre for Humanitarian Change. 2022. Anticipatory action to mitigate drought-induced crises: Tracking drought impacts and aid responses in Kenya and Somalia, 2020-2022. Edinburgh: Jameel Observatory, University of Edinburgh Global Academy on Agriculture and Food Systems and Save the Children. | en |
dc.identifier.uri | https://hdl.handle.net/1842/39029 | |
dc.identifier.uri | http://dx.doi.org/10.7488/era/2280 | |
dc.description.abstract | This report summarises lessons and insights from a study on anticipatory action and drought response in Kenya and Somalia.
It focuses on anticipatory action , looking at how actors used climate forecasts and projections of food security conditions to intervene and prevent or mitigate widespread negative impacts of drought on people’s lives. It explores the barriers and enablers for anticipatory action and recommends ways to better support such action in future. | en |
dc.description.abstract | Toban sano ayaa laga joogaa warbixintii 2012 ee dib u dhigista khatarta ah ee lagu falanqeeyey saamaynta gargaarkii habsanka ahaa ee abaartii Geeska Afrika ee 2011, malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika ayaa mar kale wajahay gaajo iyo macaluul.
Bulshooyinka ku dhaqan dhulka oomanaha (semi-arid lands, ASAL) ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa wajahaya abaaro ba’an kadib saddex xilli roobaad oo xidhiidh ah oo roobka la helay uu aad u hooseeyay. Khubarada ayaa isku raacay in, si ka duwan gurmadka abaartii 2017, nidaamka gargaarku inta badan wuu ku guul darreystay inuu hore si waafi ah wax uga qabto si looga hortago dhibaatooyinka hadda jira.
Warbixintani waxa ay soo koobaysaa duruus iyo
Qoraalkan kooban waxa uu soo koobayaa warbixin ay diyaarisay Xarunta Isbadalka Bini'aadantinimada ee Jameel Observatory for Security Action Early Action iyo la-hawlgalayaasheeda Save the Children UK iyo Jaamacadda Edinburgh Global Academy ee Beeraha iyo Nidaamyada Cuntada. Xuquuqda sawirka: Joyce Maxwell/CHC. Waxa turjumay Som Turjumaan.
2 tillaabada filashadu waa tallaabo tallaabo ah "oo horay loo qaaday qalalaasaha, ka hor ama naxdinta ama saameynteeda ugu sarreysa."
aragtiyo laga soo qaatay daraasad ay samaysay Xarunta Isbedelka arimaha Bini'aadantinimo ee ku saabsan tilaabooyinka la filayo (TL) si loo yareeyo saamaynta abaarta ee Kenya iyo Soomaaliya.
Waxay diiradda saaraysaa TL, iyada oo la eegayo sida daneeyayashu u isticmaaleen saadaasha cimilada iyo qiimaynta xaaladaha sugnaanta cuntada si looga hortago ama loo yareeyo saameynta xun ee abaartu ku leedahay nolosha dadka. Waxay soo bandhigaysaa caqabadaha iyo awood-galiyayaasha TL waxayna ku talinaysaa habab si wanaagsan loogu taageero ficilkan oo kale mustaqbalka. Waxayna sidoo kale u tahay warqad tixraac/aasaas ah oo loogu talagalay warbixinta hadda ee 'daahitaanka kahatarka'. | so |
dc.contributor.sponsor | Community Jameel | en |
dc.language.iso | en | en |
dc.publisher | Jameel Observatory, University of Edinburgh Global Academy on Agriculture and Food Systems, Save the Children | en |
dc.subject | Anticipatory action | en |
dc.subject | Drought | en |
dc.subject | Kenya | en |
dc.subject | Somalia | en |
dc.subject | Horn of Africa | en |
dc.title | Anticipatory action to mitigate drought-induced crises: Tracking drought impacts and aid responses in Kenya and Somalia, 2020-2022 | en |
dc.title.alternative | Tallaabo la filan karo oo lagu dhimayo xasaradaha ay abaaruhu keeneen: Qiimaynta saamaynta abaarta iyo jawaabaha gargaarka ee Kenya iyo Soomaaliya, 2020-2022 | so |
dc.type | Technical Report | en |